Kenya: Al-Shabaab ku dhintay miino ay aasayeen oo ku qaraxday

Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in rag ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo miino ku aasayay wadada isku xirta dagmada Faafi iyo Gaarisa ay kula qaraxday. 3 ka mid ah raggaasi ayaa qaraxaasi ku dhintay.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Gaarisa inooga soo diray Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Al-Shabaab miino ay aasayeen la qaraxday