Britain: Kiisaska Covid19 oo kordhay

Dowlada Britain ayaa walaac ka muujisay kiisaska xanuunka Covid 19 oo maalmihii u danbeeyey soo kordhayey.

Saraakiisha caafimaadka Britain ayaa ka digey in ay xaaladdu kasii dari doonto haddii ay siddan wax u socdaan. Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa warbixintan London inooga soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

Kiisaska Covid19 ee Britain oo kordhay