Dowladaha Israel, Imaaraadka iyo Mareykanka ayaa soo saaray war-murtiyeed ku aaddan heshiiska dhex maray Israel iyo Imaaraadka. Arrintani waxay ka dambeysay kadib markii diyaaraddii uguhoreysay ee ka tagt Israel ay ka degtay magaalada Abu Dhabi shalay..
Haddaba faah-faahinta xiriirka labada dhinac ayaa waxa faahfaahinaya wariyaha VOA ee Qaahira Xuseen Saxnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5
Imaaraadka iyo Israel oo war soo wada saaray