Kenya: Hay'ad ku eedeysay ciidamada afduubka muslimiin la la' yahay

Hay'adda xaquuqul insaanka Muslimiinta Kenya u doodda ee Muhuri ayaa sheegtay in ay ku tuhmayaan ciidamada ammaanka afduubka Muslimiin badan oo la la'yahay.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo soo direy wariyaheena Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Muslimiin lagu la' yahay Kenya