Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay cudurka COVID-19 ee dalka Denmark iyo Soomaalida ku nool dalkaasi oo maalmahan warbaahintu ay si weyn u hadal hayaan.
Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdicasiis Xuseen Isxaaq oo ah cilmi baare ka tirsan Jamaacadda Southern Denmark.
Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Barn. Martida