Muxuu huwan yahay safarka Pompeo ee Sudan?

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Mike Pompeo ayaa booqasho ku tagay dalka Suudaan isagoo si toos ah uga duulaay dalka Israel. Duulimaadkan ayaa ahaa kii u horreeyey ee rasmi ah ee isaga kala goosha labada dal oo aan waligood xiriir dublumaasiyadeed yeelan.

Warbixintan waxaa magaalada Qaahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Pompeo oo booqasho ku tagay Sudan