Xisbiga Jamhruuriga oo Trump u Magacaabay Musharraxooda

Dalka Maraykanka waxaa habeenkii xalay ahaa ka bilowday Shirweynihii Xisbiga Jamhuuriga. Shirweynaha ayaa lagu caleemo saaray in Madaxweyne Trump uu noqdo tartamaha xisibiga Jamhuuriga.

Sharci dejiyeyaal, danjireyaal iyo madax kale oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa shirweynaha khudbado ka jeediyey.

Shirweynaha oo sidii kii Dimoqraadiga afar maalmood socon doona, ayaa waxaa warbixintan inooga diyaariyey Maxamed Cabdi Sandhere.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirweynihii Xisbiga Jamhuuriga oo furmay