Mike Pompeo oo booqanaya Bariga Dhexe iyo Afrika

Xog-hayaha arrimaha dibedda ee dalka Maraykanka, Mike Pompeo, ayaa bilaabay safar uu ku tagayo waddamo ka tirsan Bariga Dhexe oo ay ku jiraan Israel iyo Imaaraadka Carabta oo iyagu dhowaan ku heshiiyey inay soo ceshtaan xiriirkii diblomaasiyadeed.

Pompeo ayaa sidoo kale booqan doona Sudan iyo Baxrayn. Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan nooga soo diray Qaahira.

Your browser doesn’t support HTML5

Mike Pompeo oo booqanaya Israel iyo dalal kale oo carbeed