Golaha ammaanka oo ka shiraya arrimaha Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoonbay ayaa shir ka leh arrimaha Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa xubnaa Golaha Ammaanka ay warbixin ka dhageysanayaan wakiila gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoonay ee Soomaliya James Swan.

Wariyaha VOA, Maxamed Colaad Xasan, oo shirkaasi isha ku haya aya a warbixintan kooban inooga haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha ammaanka oo ka shirey Soomaaliya