Barn. Umuuraha Mareykanka: Shirweynaha Dimuqraaddiga

Waxaa si rasmi ah u furmay shirweynaha xisbiga Dimoqraadiga oo musharraxa xisbiga u dooran doona Joe Biden, madaxweyne kuxigeenkii hore ee Maraykanka.

Haddaba Barnaamijka Umuuraha Mareykanka waxaan ku faaqideynaa shirweynihii dimuqraaddiga oo xalay furmay, iyadoo madax kala gaddisan ay qudbado jeediyeen. Maxamed Cabdi Xasan Sandheere ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Umuuraha. Mareykanka oo ku saabsan shirka Dimuqraaddiga