Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay qodob ku saabsan haweeney ku dhex umushay diyaarad iyo muran ka dhashay shahaadada dhalashada ee ilmihii ay umushay.

Waxaa barnaamijka aad sidoo kale ku maqli doontaa xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu marti ku yahay Abwaan Cabdiqani Xaaji Oktoobar oo ah hal abuure ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Waana qeybtii u horreysay ee wareysiga Abwaan Cabdiqani uu siiyay Barnaamijka Caweyska Washington.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska