Barnaamijka Martida Mikrafoonka: Dr. Maxamuud Saahid

Barnaamijka Martida Mikrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay laba kacleynta cudurka COVID-19 iyo xaaladda Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr. Maxamuud Saahid Maxamuud oo ah dhakhtar daweeya cudurrada guud, kana howlgala Isbitaalka Aadan Cadde ee Muqdisho.

Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida