Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo kala duwan oo uu ka mid yahay nin baxsad ahaa muddo ku dhow nus qarni oo la qabtay.

Waxaa barnaamijka aad sidoo kale ku maqli doontaa xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo uu marti ku yahay fannaanka Cabdirisaaq Saleebaan Gaas. Waana qeybtii u danbeysay ee wareysiga fannaanka Cabdirisaaq Gaas uu siiyay Barnaamijka Caweyska Washington isaga oo ku sugan dalka Norway.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska