Bandhigga VOA: Xiisadda ka taagan dalka Libya

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan Xiisadda dalka Libya. Libya ayaa waxaa isku haya dowlad caalamku aqoonsan yahay iyo koox uu hoggaamiyo Jeneral Khalifa Haftar. Masar, Imaaraadka Carabta iyo Ruushka waxay taageeraanciidamada uu hoggaamiyo Jeneral Khalifa Haftar, halka dowladda Libya ay taageero ka hesho Turkiga iyo Qatar.

Xuseen Barre ayaa soo jeedinaya barnaamijka.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA