Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay heshiiskii ay saddexda xisbi siyaasadeed ee Somaliland ku soo afjareen murankii siyaasadeed ee la xidhiidhay qabsoomidda doorashooyinka.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Ayaan Maxamuud Maxamed Canshuur oo ah wakiilkii hore ee Somaliland u fadhisay dalka Britain una ololeysa arrimaha Somaliland.

Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida