Dhaqaalaha Kenya oo hoos udhac weyn uu ku yimid

Dhaqaalaha dalka Kenya ayaa meel hoose tagay markii ugu horreysay muddo ku dhow 30 sano sida ay sheegeyso hay’adda lacagta adduunka ee IMF.

Dhaqaalaha waddanka Kenya ayaa markii hore waxa uu korayay in ka badan Lix boqolkiiba, balse heerka kobocaasi ayaa kalabar hadda hoos ugu dhacday.

Sababta keenay hoos u dhacan dhaqaale iyo sida uu u saameeyay ganacsatada Soomaalida ee Nairobi, waxaa warbxintan nooga diyaarisay Caasha Ibraahim Aaden.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqaalaha Kenya oo hoos udhac weyn uu ku yimid