Wareysi: Dr. Xuseen Xaashi oo ka hadlay xaaladda amni ee Ismaamulka Soomaalida

Hogaanka nabadgelyada dawlad deegaanka Soomaalida Dr. Xuseen Xaashi Qaasim oo wareysi gaar ah siiyey Idaacada VOA ayaa ka warrmay xaalada guud ee nabadgelyada deegaanka, iyada oo ay jireen isku dhacyo, meelaha qaarkood ku dhex maray bulshooyinka deegaanka.

Haddaba wariyaha VOA-da ee magaalada Borama oo hadda socdaal shaqo ku jooga Ismaamulka Soomaalida ayaa Dr. Xuseen Xaashi ugu horayn weydiiyey xaalada guud ee nabadgelyada deegaanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi; Dr. Xuseen Xaashi oo ka hadlay xaaladda amni ee Ismaamulka Soomaalida