Xilliga dib loo furayo iskuullada Kenya oo la shaaciyey

Wasaarda Waxbarashada ee dalka kenya ayaa shaacisay xiliga dib loo furi doono iskuullada dalkaas oo horey loogu xiray faafitaanka cudurka COVID-19 aawadii.

Wasaaradda ayaa sidoo kale asteysay xiliga ay ardaydu u fariisan doonaan Imtixaannada qaran.

Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay inay wasaaradda caafimaadka kala shaqeyn doonto tallaabooyin caafimaad oo laga hirgelinayo iskuullada, si looga hortago faafitaanka cudurka.

Faahfaahinta warkan waxaa Gaarisa kasoo diray Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Xilliga dib loo furayo iskuullada Kenya oo la shaaciyey