Haweenka iyo Qoyska: Amira Caddaawe

Amira

Dhowaatan, Saddex qof oo Soomaali-Mareykan ah ayaa hay'ada Bush Foundation ay aqoonsatey dhaqdhaqaaqooda shaqo ee bulshada u hayaan, waxaana la gudoonsiiyey Abaal-Marin a uga soo shaqeynaaan horumarinta waxqabadkooda.

Saddexdaas qof waxey ahaayeen Labo gabdhood iyo wiil. Amira Caddaawe oo ah madaxa hay'ada The BeautyWell Project, oo ah mashruuc looga hortagto in dumarka ay jirkooda ku cadeeyaan Kimikooyinka laysku dhaqo ayaa kamid dadka helay abaalmarintaasi

Sahra Abdi Axmed ayeyna ugu waran barnaamijka arimaha Qoyska.

Your browser doesn’t support HTML5

Haweenka iyo Qoyska: Amira Caddaawe