Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Kusoo dhowaada Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha. Barnaamijka ayaa toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay cudurka COVID-19, waana dood ay dhowaan qabatay laanta af Soomaaliga ee VOA.

Barnaamijka waxaa inoo soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Wicitaanka Dhageystaha