Maxaa ka jira in dhageysiga muusigga uu qeyb ka qaato difaaca jirka?

FILE - Eric Soriano listens to music with a pair of Beats headphones.

Khubarada caafimaadka maskaxda ayaa sheegay in dhegaysiga Muusigga gaar ahaan dadka iyagu jecel muusigga uu u kordhiyo difaaca jirka.

Waxa kale oo ay sheegeen inuu qeyb ka qaato caafimaadka maskaxda, gaar ahaan xiligan oo dad uu ku dhacay cudurka COVID19 lagu hayo meelo gaar ah oo kaarantiin ku jira, warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Xuseen