Wareysi: Suleymaan Ciise oo Senate-ka Minnesota u Tartamaya

Minneapolis

Minneapolis

Gobolka Minnesota, oo ay jaaliyada ugu badan Soomaalida Waqooyiga Ameerika deggan tahay, waxuu ka mid yahay meelaha ugu badan ee dilalka dhalin-yarada.

Asalka mushkilada ayaa hoggaamiyasha ay ku sheegeen dhalin-yarada oo aan haysan shaqooyin iyo sidoo kale ayagoo aanan helin waxbarasho, oo ay barteenna daroogo.

Suleymaan Ciise oo u cararayo Aqalka Duqowda Senate ee Minnesota ,degmada 59-aad ayuu waramay Sahra Abdi Axmed asagoo nagu soo booqdey Washington D.C.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi Suleybaan Ciise oo Senetka Minnesota u ordaya