Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Cabdiqani Cusmaan Xaaji Yuusuf oo ka haldaya xanuunka COVID-19 iyo cabsida uu ku keeni karo qaaradda Afrika.

Barnaamijka waxaa London ku soo diyaariyey Ridwaan X. Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida