Ileyska VOA: Sidee dalalka saboolka ah looga taageerayaa dagaalka COVID-19?

VOA microphone

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida dalalka dhaqaalaha hooseeya ama saboolka ah ay ula tacaalayaan cudurka Coronavirus, iyo sida dalalka horumaray ee dhaqaalaha ballaaran ay u taageerayaan. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA