Nairobi oo looga dabaaldegayo munaasabadda Ciidda

Qaar kamid ah Muslimiinta ku nool magaalada Nairobi ayaa maanta u dabaal-dagay munaasibadda Ciidul Fitriga. Boqolaal Soomaali ah oo ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa ka mid ah dadka maanta u dabaaldegay munaasabadda ciidda.

Wariyaha VOA-da Yaasiin Ciise Wardheere oo la kulmay qaar ka mid ah Soomaalida magaalada Nairobi ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Nairobi oo si weyn looga ciiday