Djibouti oo dabcineysa xayiraadihii loo soo rogay xakameynta COVID-19

Dowladda Djibouti ayaa go’aamisay in maanta ay si qeyb-qeyb ah dib loogu noqdo shaqooyinkii. Suuqyada ayaa iyana la amray in dib loo furo.

Go'aankan ayay dowladdu gaartay ka dib markii ay kiisaska cusub ee cudurka COVID-19 ee dalkaasi si aad ah hoos ugu dhacayeen maalmihii la soo dhaafay.

Warbixintan waxaa Djibouti ka soo diray Ramadaan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Djibouti oo dabcineysa xayiraaddii dalka