Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Axmed Macallin oo ah Maareeyaha Hay'adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Somalia, waxaana uu ka hadli doonaa saameynta uu xanuunka COVID-19 ku yeeshay duulimaadyada caalamiga ah iyo kuwa Somalia.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida