Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qubanayaal kala duwan oo xiiso leh iyo qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim M. Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Caweyska Washington