Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah Aamina Xaaji Cilmi oo madax ka ah hay'adda SSWC oo la shaqeysa haweenka iyo caruurta, waxana ay maanta ka hadlaysaa xanuunka COVID-19 iyo sida uu saameyn karo dadka ku nool xeryaha barakacayaasha.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Barn. Martida