Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaa ku maqli doontaan qoddobo ay ku jiraan suugaan laga tiriyey xanuunka COVID-19 iyo xubintii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo ay maantana marti ku tahay Nimco Yaasiin Carraale.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caweyska Washington