Saameynta Coronavirus ee ganacsiyada Soomaaliya Mareykanka

Ganacsiyada yar yar ee dalka Mareykanka ayaa la sheegey in ay si weyn u taabatey xayiraada ka dhalatey xanuunka Coronavirus, taasi oo qasab ka dhigtay in badankood la xiro.

Maamulka madaxweyne Trump ayaa waxa ay dhaqaale ugu talo galeen, si ay u caawiyaan ganacsiyadaas yar yar xiligan oo dhaqaalaha Mareykanka sii xumaanayo.

Soomaali badan aya ka mida dadka leh ganacsiyada yar yar ee dalkan Mareykanka kuwaasoo ka faa’iideysanaya kaalmadan dhaqaalaha lagu samatabixinayo ee la siinayo ganacsiyada yar yar.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo heysa Falastiin Axmed Iiman.

Your browser doesn’t support HTML5

Saameynta Coronavirus ee ganacsiyada Soomaaliya Mareykanka