Boqolaal Soomaali ah oo ku xayiran dalka Turkiga

Dalka Turkiga waxaa ku xayiran boqollaal Soomaali ah oo halkaasi dano kala duwan u tagey wax yar kahor intii aanay dunidu u kala xirxirmin xanuunka Coronavirus dartiis.

Dadkaasi oo sheegay in ay sii joogista Turkiga dhibaato xooggan ku qabaan ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbanaya in ay dalkooda dib ugu celiso.

Jacfar Kukay ayaa la xiriiray guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee dalkaasi Turkiga Maxamed Maxamuud Maxamed, waxaanu ugu horreyn weydiiyay inta ay la egtahay tirada Soomaalida halkaasi ku xayiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Boqolaal Soomaali ah oo ku xayiran dalka Turkiga