Shaqaalaha caafimaadka Gaarisa oo shaqo joojin sameeyey

Xilli dunida dadaal loogu jiro tayeynta xarumaha caafimaadka si loola tacaalo xanuunka COVID-19, ayaa shaqaalaha caafimaadka ee maamulka Garissa ee gobolka Waqoyiga Bari Kenya waxa maanta sameeyeen shaqa joojin, iyagoo banaanbaxna oogay.

Dhinaca kale, Ururada u dhaqdhaqaaqo xaququl insaanka ayaa sheegay in ay in ay diwaan galiyeen tiro bukaano ah oo xaquuqdooda lagu xad gudubay oo lagu dayacay cusbitaalada.

Warbixinta shaqo joojinta shaqaalaha iyo wareysi uu weriye Maxamed Faarax Shire la yeeshay Madaxa Midowga Ururada xaquuqul insaanka Xassan Xuseen Xassan (Gumo), hoos ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Shaqaalaha caafimaadka Gaarisa oo shaqo joojin sameeyey