Dhallinyaro dhanka online-ka kawada wacyigelinta Coronavirus

Xilli maalinba maalinta ka dambeysa ay sii kordhayso tirada dadka laga helayo xanuunka COVID-19 ee dalka Canada, ayaa dhallinyaro Soomaali ah oo ku nool magaalada Toronto waxey bilaabeen wacyigelin la xariirta halista Coronavirus oo dhanka taleefanka iyo online-ka ah, maadaama dadka aysan isku imaan karin.

Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Toronto.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhallinyaro Soomaali ah oo wada wacyi-gelinta COVID-19