Dowladda hoose ee Nairobi oo buufineysa suuqa Soomaalida

Dowlada Hoose ee magaalada Nairobi ayaa bilowday buufinta suuqa Soomaalida ee Eastleigh si looga hortago faafista xanuunka COVID-19, kadib markii guddiga ganacsatada ee Eastleigh ay shalay gabi ahaanba xireen suuqyada.

Wariyaha VOA Intisaar Saalax Xuseen ayaa warkan ka soo dirtay magaalada Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Suuqa Soomaalida ee Nairobi oo xiran