Kiisaska maanta ay ku dhowaaqday ayaa ah kuwii labaad ee ugu badnaa ee dalka laga diiwaan geliyo muddo 24 saac gudahood ah.
Kiisaska cusub ee maanta la shaaciyey ayaa waxa ka dhigaysaa wadarta kiisaska guud ee dalkaas laga diiwaan-geliyey 435 qof oo laba ka mid ah ay dhineen.
Sagal Scidiid Faarax ayaa warbixintan nooga soo dirtay Jabuuti.