Ra'isulwasaaraha Britain oo laga saaray isbitaalka

Boris Johnson

Boris Johnson

Ra’isulwasaaraha Britain Boris Johnson ayaa laga saaray cisbitaal ku yaalla London, halkaasi oo la dhigay ka dib markii oo kordhay xumadda uu sababay cudurka covid19.

Xafiiska ra'iisulwasaaraha ayaa sheegay in uu haatan Johnson qaadanayo nasiino oo uusan shaqada si dhaqsa ah ugu laaban doonin.

Arrimahan iyo kiisaska coronavirus ee Soomaalida ku nool Ingiriiska ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay Maxamed Maxamuud Dhoorre oo ah wariye deggan magaalada London.

Your browser doesn’t support HTML5

Boris Johnson oo laga saaray Isbitaalka