Soomaali taariikh ka sameeyey gobolka Maine

Cabdullahi Canjeero

Cabdullah Axmed, oo loo yaqaan Canjeero, ayaa taariikh ka sameeyay gobolka Maine ee dalka Mareykanka, isagoo noqday qofkii ugu horeeyay oo madow ah oo maamule ka noqda iskuul ku yaalla gobolka.

Maxamed Colaad Xassan oo khadka taleefanka magaalada Portland kula xiriiray ayaa Dr. Cabdullahi wax ka weydiiyay guushiisa iyo dareenkiisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaali taariikh ka sameeyey gobolka Maine