Martida: Barashada Farsamada Gacanta

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay barashada farsamada gacanta ee Soomaaliya. Waxaa marti ku ah barnaamijka Badri Xeyle Cabdi Bariise.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn Martida