Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay aroos wadareed toddobaadkan ka dhacay Muqdisho oo lagu dhisay ilaa toban qoys oo ay ku jireen dadka baahiyaha gaarka ah qaba. Barnaamijka waxaa marti noogu ah Sheikh Cabdi Xayyi Sheikh Aadan oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ahaana ninkii lahaa fikirka arrintan.

Sahra Cabdi Axmed ayaa barnaamijka noo diyaarisay soona jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Barn. Wicitaanka Dhagaystaha