Saameynta Coronavirus ee ganacsatada Soomaalida

Dalka Shiinaha waxaa weli dhibaato xooggan ku haya xanuunka Coronaviris, oo sidoo kale saameeyey meelo kale oo dunida ka mid ah.

Tirada guud ee dadka cudurkan ugu dhintay dalka Shiinaha ayaa waxa hadda mareysaa 1,868 qof, halka ay la il-daran yihiin in ka badan 72 kun oo qof.

Ganacsatada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa dhankoodana ka walaacsan saameyn xooggan oo uu ku yeeshay xanuunka Coronavirus, kaasi oo hakad galiyey ganacsigii ay la lahaayeen dalka Shiinaha.

Warbixintan waxaa magaalada Nairobi ka soo diray wariyaha VOA ee Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Saameynta Coronavirus ee ganacsatada Soomaalida