Britain oo maanta ka baxaysa Midowga Yurub

Dalka Biritan ayaa maanta si rasmi ahaan uga baxaya Midowga Yurub laba sano kadib markii dadweynaha waddankaasi ay u codeeyeen inay ka baxaan Midowga Yurub.

Britain ayaa Yurub ku biirtay sannadkii 1973-dii, waxaana sannadihii ugu dambeeyey aad u xoogaystay dadwyenaha reer Britain ee ka biyo-diidsan awoodda Midowga Yurub ee arrimaha gudaha ee waddamada xubnaha ka ah.

Warbixintan waxaa inoo diyaarisay Caasha Ibraahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Britain oo maanta ka baxaysa Midowga Yurub