Trump oo ku dhawaaqay qorshihiisa Bariga Dhexe

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa maalintii shalay Aqalka Cad kusoo bandhigay qorshaha nabadda ee Bariga Dhexe oo isagu u bixiyey Heshiiskii Qarniga.

Markii uu qorshahan soo bandhigayey waxaa Trump weheliyey oo dhinac taagnaa ra’iiusl wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu.

Haddaba qorshahan iyo waxa dalalka carabtu ay ka yiraahdeen waxaa warbixintan magaalada Qaahira ka soo diray wariyeheena Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixin iyo wareysi la xiriira sheekadaan