Jen. Xaftar oo Horjoogsaday Dhoofinta Saliidda

Ciidamo uu hogaamiyo General Khaliifa Xaftar oo ah nin mucaarad ku ah dawladda uu caalamku aqoonsan yahay ee dalka Libya ayaa horjoogsaday dhoofinta shiidaalka ee dalkaas, xilli lagu wado in maanta uu shir dib u heshiisiin ahi dalka Jarmalka uga furmo kooxaha ku dirirsan Libya.
General Xafta oo qeyb ah shirkaas ayaa joojiyey shiidaalka laga dhoofiyo dekedaha uu gacanta ku hayo.

Jeneraalka ayaa qeyb ah shirkaasi maanta lagu wado inuu furmo.

Haddaba warbixin arrimahaas ka hadlaysa waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Horjoogsiga Jen. Xaftar