Maxaa Al-Shabaab u suurto-geliyey weerarkii Manda Bay?

Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in saddex muwaadin oo Mareykan ahaa ay ku dhinteen weerarkii shalay Al-Shabaab ay ku qaadday saldhigga Manda Bay ee gobolka LAMU.

Mid ka mid ah saddexdaasi ayaa ahaa askar, labada kalena waxay ahaayeen qandaraaslayaal la shaqeeya wasaaradda difaaca.

Haddaba maxaa Al-Shabaab u suurtogeliyey inay weerarkaasi qaadaan ayna galaan saldhiggaas?

Caasha Ibraahim Aadan ayaa arriamahan ka waraystay Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faallooda arrimaha Kenya iyo Geeska Afrika.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa Al-Shabaab u suurto-geliyey weerarkii Manda Bay?