Koox la tuhmayo inay Shabaab yihiin oo bas ku weeraray Lamu

Warbaahinta Kenya ayaa tebinaysa in maleeshiyaa looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ay maanta weerareen bas marayey degaanka Nyongoro oo ka tirsan gobolka xeebta ee LAMU.

Wararka ayaa sheegaya in weerarkaas ay ku dhinteen saddex qof kadib markii maleeshiyaad rasaas rideen, ayada oo tiro kalena ay ku dhaawacmeen.

Warbixintan waxaa noo soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Weerar lagu qaaday bas socda Lamu