Barnaamij gaar ah: Dhacdooyinkii caalamka ee 2019

Barnaamijkan oo ah mid gaar ah waxaan idinkugu soo gudbinaynaa dhacdooyinka ka dhacay caalamka sannadkan 2019-ka kuwoodii ugu waaweynaa. Waxaa soo jeedinaya Sahra Cabdi Axmed iyo Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamij gaar ah: Dhacdooyinkii caalamka ee 2019