Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa uu ku saabsan yahay dowrka culumada Soomaaliyeed ee fikirka xagjirnimada. Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ah imaamka Masaajidka Darul Hijra ee magaalada Minneapolis ee Mareykanka, Cabdiraxmaan Shariif. Shiikha ayaa ka jawaabi doona su'aalaha qaar ka tirsan dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Nuur Xassan Nuur Bukhaari.

Your browser doesn’t support HTML5

Barn. Wicitaanka