Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Mikrofoonka oo toddobaadkan ku saabsan wajjiga saddexaad ee tirakoobka shaqaalaha rayidka ah oo la soo gabagabeeyey.
Barnaamijkan oo uu inoo diyaariyey Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa waxaa ku marti ah Sadiiq Warfaa oo ah Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Soomaaliya.
Your browser doesn’t support HTML5
Barn. Martida Mikrafoonka