Sarkaal cusub oo loo magacaabay amniga Waqooyi Bari Kenya

Dawladda Kenya ayaa sarkaal cusub u magacwday amniga Gobolka Waqooyi Brai ee Soomaalida oo ay Al-Shabaab weeraro ka gaystaan.

Sarkaalkan la magacaabay ayaa horey uga tirsanaa sirdoonka qaranka Kenya.

Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Sarkaal cusub oo loo magacaabay amniga Waqooyi Bari Kenya